Mudooyinkii la soo dhaafay ma iska hubisay heerkaaga ogolaanshaha?
Mar walbe oo aad cusbooneysiiso waraqahaaga aqonsiga, fadlan nala soo socodsii. Waxaan rabnaa inaan cusbooneysiino diiwaankaaga si aan u hubino in wax walbe lagaa ogolaaday, oo aad diyaar u tahay inaad shaqeyso!
Hubso inaad eegto diiwaankaaga MERIT Waxaad kale oo hubisaa inaad emayl ka [email protected]imaginewa.org aad ku soo dirto waraqahaaga aqonsiga ee ugu dambeeyay.
Wali miyaad isku dayeysaa in laguu ansixiyo?
Fadlan eeg boga Noqo Subsitute si aad uhesho tabaaabar ka soo socdo.
Miyaad xiiseyneysaa inaad noqoto Subsitute?
Halkaan ka bilow oo ka qayb gal tabaabar ka ugu horeyso oo loo yaqaan Hordhaca barnaamijka subsitute. Isqor halkan.